Göteborgs universitet
Bild
Ung person som besvarar en enkät på mobil
Foto: Ellika Henrikson
Länkstig

Su’aalaha iyo Jawaabaha soo Noqnoqda

Lagagu sameeyey baaritaanka SOM? Boggaan, waxaan kaga jawaabeynaa su'aalaha ugu caansan ee ku saabsan baarintaanka iyo ka qaybqaadashadaada luuqadda Soomaaliga.

SOM logga

Warbixin intaa dheer, nala soo xiriir annaga

031-786 3055
svar@som.gu.se